Madaxweyne Deni oo fulinaya Codsigii qiirada lahaa ee Ayaan Xassan (Daawo Sawirada)

Madaxwaynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Ayaan Xassan Ducaalle oo ah Gabar 7sano jir ah oo araga naafo ka ah, Taas oo Maalmo ka hor Fariin Maanso ah u soo dirtay Madaxwaynaha, si wax looga qabto xaaladda nololeed ee iyada iyo dadka ay isku baahida yihiin. Kulanka waxaa ka … Continue reading Madaxweyne Deni oo fulinaya Codsigii qiirada lahaa ee Ayaan Xassan (Daawo Sawirada)